LAAS-GEEL & BERBERA | VLOG 05 | Noble Architects❤

0
47

This was really an amazing day with my classmates, we spent fun and experience time together and we went one of the most historic places in our country.
Laas-Geel is a beautiful and historic place that everyone love to go even the people that are from another countries. If you don’t go there yet and you are here inside the country, I don’t know what you are waiting for…

Waxay ahayd maalin cajiiba runtii aan wakhti la qaatay ardayda aanu isku fasalka nahay, waxanu wada qaadanay wakhti xiiso leh sidoo kale aqoon korodhsi ah, waxanu tagnay mid kamida meelaha ugu taariikhda dheer ee ku yaala dalkeena.
Laas-Geel waa goob aad u qurux badan sidoo kalena taariikh leh qof kastaana wuu jecelyahay inuu tago xitaa haday noqoto dadka qurbaha ka yimaada. Markaa hadii aanad weli tagin goobtaa khatarta ah weliba adigoo jooga dalka ama wadanka, garan maayo waxaad sugayso…

Subscribe my channel for more🔔

➡️My Instagram:
➡️My TikTok: Mohet Shahed 😎
➡️ My Facebook:
➡️Twitter:

source

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here